Affiliate-Marketing

Part 1. Waa Maxay Affiliate Marketing I Sideena lacag looga Sameeya

Affiliate Marketing waa hab cusub oo kamid ah suuq gaynta oo muddo dhowr sano laga jooga ay dadka soo isticmaali jireen, waana lacasriyey oo waxaana laga dhigey hab ay dadka aduunka oo idil jooga iney kasameeyan lacag, meeshaan waa meesha aad u baahan tahay!.

Suuqan onlinka ayaa affilate marketing kii horey ujirey laga dhigey online ahaan kaas oo ay dad badan kasoosaarteen dakhli ay ku maareeyaan nolol maalmoodkooda waxeyna qabsatay oo ay aad usoo jiidatey noocan suuqa onlinka dadkaan layiraahdo qurbada kunool si ay howlahooda maalin laha ufududeyso ayna ugu noqoto mid sahlan

Affiliate kan laguu sheegayo oo dhan waa dad ganacsi leh ama ganacsigooda meelo sare tagay side Amazon oo kale oo ay ku’ogaladaan yacni ogalaanshaha ayaa layiraahdaa commission markey kuu ogalaadan commission kooda ayay waxey kusiinyaan linki kadib linkigooda ayaad waxaad kufaafineysaa dadka aduunka kunool.

sidaan oo kale isku dey inaad kudhufato kan oo kale https://hostinger.com waa company wey oo online ka suuqa kaweyn oo ay tayadiisu aad ufiicantahy, markaad kudhufatid linkigaan anigana waxbaan kahelaya adigana wax baad kaheleysaa oo layiraahdo qiimo dhimis , kani waa tusaale aan adigu wax aan kuufaaideynayo hadanana aad wax kabarin kartid newsletterkaan aan anigu qoray.1

Markaad linkigaan aad kufaafisid ayaad waxaa halkaas kahelysa dakhli. Ogow dadkaa kufaafisay ayaa waxey ukalabaxayaan 3 nooc oo kala ah

  1. kuwo kudhufta linkiga oo waxaa faafineysid kahelay. Tusaale: amazon affiliate marketing keeda ayaad furatey waxeyna kusoo siiyeen commission ah 20% oo lasocda linki marka linkigii baad soo qaatey waxaad dhigtey social media haaga ama meel kale , dadka kuduftay linkiga aad sooqaadey oo alaab ka gatta amazon waxaa halkaas kaa soogaleysa dakhli.
  2. kuwo linkiga kudhuftey oo laakiin aan wax kagadan. fiiri lasoco qofku haduu kudhufto linkiga uusan linkigaagi wax uusan ugadanin halkaas wax yar baa iska badali laakiin la saco commission kaagi waad helaysaa. halkaasna ayaa dakhligaagiina kaheleysaa.

Sideen u bilaaba Affiliate Marketing?

Saan horay u sheegnay affiliate marketing waa hab kaa caawineyso inaad kasameysid xooga dakhli oo aad ubaahan tahay.Marka waxaa dhici karto inaad isweydiiso halkeen wax kabilaabaa, sideena wax dakhli uga sameeya. waa inaad adigu haysatid dad aad waxkasoosari karitid/audience ama follow dad kugu xiran oo badan hadhowtiina aad bartaas ku faafisid linkiga aad kasooqaadid company yada waa weeyn.

Bonos/faaiido lasoco companyada waa weyn waa free/lacag amd dakhli inaad siiso kaagama baahna weyna kuu bahan yihiin . halkaas waxaan isleeyahay dadka ubaahan iney wax un oo dakhli kasameeyana waxey heystaan fursad.

Khasaarada ay leedahay Affiliate Marketing?

Waxyaalaha ay kuxuntahay markaan kahadleyno waxaa weeye waxyaalahan soo socda:

  • waa inaad dad badan haysatid.
  • waxaa khasab kugu ah inaad dad badan gaarsiisid.
  • Lacag kamaheleysid hadii linkigagi aysan dad kudhufan.

Waa maxa faaiidada ay leedahay Affiliate Marketing?

Marka aynu kahadleyno faaiidada ay leedahay affiliate marketing waxey tahay:

  • Marwalbo ay dadkaagu bato waxaa badanaayo dakhliga kusoogalaya.
  • Hababka ugu fudud oo onlineka lagasameyn karo dakhli.
  • wayna fudud dahay sida looga sameeyo dakhli.

Khatimka

Waxaan kusoo gaba gabayn inaad kafaaiideysatid fursad daan waxeyna u fiican tahay dadka aan wax ba uga bilowneyn sida dakhliga looga sameeyo waxaan la yiraahdo Affiliate Marketing oona ku anfaci doonta mustaqbalka soo socda, waxeyna ku jirtaa wax yaalaha layiraahdo business beginner online ,dadka online ka kujira ayaa kaafaaiida badana adigana waad isku dayi kartaa hadii aad latimaadid wax yaalihii ay kaaga ga baahdheyd,

Xiriir

haddaad rabtid inaad maanta aad fahantid waxey tahay Affiliate Marketing oo wali shaki kaaga jirdho linkigaan kudhufo https:hostinger.com kadibna hadii aad fahmiweyso igala soo xiriir BlogwithAyub.com meshaas ayaad waxaa kaheleysaa caawinaad hadey tahay sida loo sameeyo Website, Affiliate Marketing, YouTube, social media IWM.

Anagaa diyaar kulah inaan baahiyaaga xaqab tirno Emailkaaga noogu soodir newsletterkeena weynu kaaga soo jawaabin.

hadaad rabtid inaad furatid waxaan layiraahdo Affiliate Marketing waa inaaad haysatid dad badan hadaadan haysanid dad badan waxey kuutareyso malaha furashadeeda, hadaad dadbadan haysid oo social media ha uu kuufuran yahay meeshaas fursad baad uga heleysaa Mahadsanid.
Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *