Affiliate Marketing waa hab cusub oo kamid ah suuq gaynta oo muddo dhowr sano laga jooga ay dadka soo isticmaali jireen, waana lacasriyey oo waxaana laga dhigey hab ay dadka aduunka oo idil jooga iney kasameeyan lacag, meeshaan waa meesha aad u baahan tahay!.
Suuqan onlinka ayaa affilate marketing kii horey ujirey laga dhigey online ahaan kaas oo ay dad badan kasoosaarteen dakhli ay ku maareeyaan nolol maalmoodkooda waxeyna qabsatay oo ay aad usoo jiidatey noocan suuqa onlinka dadkaan layiraahdo qurbada kunool si ay howlahooda maalin laha ufududeyso ayna ugu noqoto mid sahlan
Affiliate kan laguu sheegayo oo dhan waa dad ganacsi leh ama ganacsigooda meelo sare tagay side Amazon oo kale oo ay ku’ogaladaan yacni ogalaanshaha ayaa layiraahdaa commission markey kuu ogalaadan commission kooda ayay waxey kusiinyaan linki kadib linkigooda ayaad waxaad kufaafineysaa dadka aduunka kunool.
sidaan oo kale isku dey inaad kudhufato kan oo kale https://hostinger.com waa company wey oo online ka suuqa kaweyn oo ay tayadiisu aad ufiicantahy, markaad kudhufatid linkigaan anigana waxbaan kahelaya adigana wax baad kaheleysaa oo layiraahdo qiimo dhimis , kani waa tusaale aan adigu wax aan kuufaaideynayo hadanana aad wax kabarin kartid newsletterkaan aan anigu qoray.1
hadaad rabtid inaad furatid waxaan layiraahdo Affiliate Marketing waa inaaad haysatid dad badan hadaadan haysanid dad badan waxey kuutareyso malaha furashadeeda, hadaad dadbadan haysid oo social media ha uu kuufuran yahay meeshaas fursad baad uga heleysaa Mahadsanid.